Hotel Embassy
Embassy Hotel is providen of first class accommodation event facilities and fine dining at affordable rates
Waxaan idiin soo kordhinay hool ku haboon xafladaha iyo aroosyada iyo Munaasabadaha kale oo loo diyaariyay si qurux badan
BISHAARO
Dhammaan macaamiisheenna Waxaan ugu bishaareyneynaa In hada kadib hoolka cusub ee Hotel Embassy Uu Diyaar u yahay xafladaha iyo aroosyada Iyo Casuumadaha Kale
Hoolkan cusub oo loo diyaariyay hab casri ah oo ka duwan dhammaan hoolalka magaalada ayaa leh dhammaan adeegyadii iyo agabkii looga baahnaa hool hadii ay ahaan laheyd iftiin badan, qabow lagu na diyaariyay alaab tayo badan oo aad u qurux badan.
Kala Soo Xiriir๐๐
๐ฑ 0614000085 ama 0615666091 ama Golis 0907752598
24/09/2021
Macamiisha ku xiran hotelka waxaa la socodsiineynaa in dib habeyn xoogan lagu sameyay adeegyadii aad horay ugu Heli jirteen hotelka embassy ee Gaalkacyo .
Adeegyada aan ku soo kordhinay waxaa ka mid ah hall si heer sare loo qalabeyay islamarkaan aad ku dhigan kartan aroosyada ,Xafladaha,iyo shirarka gaar gaar ah.
Sido kale macamiisheena waxaa u soo kordhinay goobo ay ku nastaan shacabka hotelka ku xiran iyo goobo kale ee ay ku nastaan.
Maanta oo jimcaha ayaa si toos xariga looga jaray adeegyadaas waxaa xarig jarka nagala soo qeyb galay wasiiro ka tirsan Galmudug ,Maamulka degmada iyo qeybaha bulshada reer Gaalkacyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo