Magool Tech Solutions
Magool Tech Solutions was established in 2021 to offer tech solutions for small-medium businesses.
26/05/2026
𝐌𝐚𝐠𝐨𝐨𝐥 𝐓𝐞𝐜𝐡 𝐒𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚𝐚.
Waxaan idiin rajaynaynaa Nabad , Barwaaqo iyo Farxad. ✨🐐
Waxaan qabanay tababar ku saabsan 𝗢𝗱𝗼𝗼 𝗘𝗥𝗣, kaas oo ay ka qeyb galeen qaar kamid ah 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗮𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗼𝗼𝘄𝗲.
📚 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗻 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆:
✅ Fahamka guud ee Odoo
✅ Sida ganacsiyada loogu maamulo si casri ah
✅ Kobcinta xirfadaha teknoolajiyadda
💡 𝗠𝗔𝗚𝗢𝗢𝗟 𝗧𝗘𝗖𝗛 waxay mar walba u taaganahay in aan bulshada la wadaagno aqoon wax ku ool ah oo ka qeyb qaadan karta horumarinta ganacsiyada iyo shaqo abuurka dhalinyarada.
“𝗧𝗲𝗰𝗵𝗻𝗼𝗹𝗼𝗴𝘆, 𝗜𝗻𝗻𝗼𝘃𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 & 𝗖𝗮𝗽𝗮𝗰𝗶𝘁𝘆 𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴”
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Main Road
Garowe
252