OGAAL FORUM

OGAAL FORUM

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from OGAAL FORUM, Education, Garowe.

13/05/2026

✨ BISHAARO FARXAD LEH! ✨

Xirfado aad ku horumarin karto naftaada iyo mustaqbalkaaga ayaa hadda diyaar kuu ah! πŸ’‘

Xarunta Ogaal waxay kuu keentay fursad dahabi ah oo aad ku baran karto xirfado gacanta iyo hal-abuurka ku dhisan:

🧡 Xirfada Crochet (Dunta)
🀍 Concret / Nashqadeyn
🌸 Ubax Sameynta
🏑 Decoration Guriyaha
πŸ’„ Make Up

🎯 Haddii aad rabto inaad xirfad barato, naftaada horumariso, ama xitaa ganacsi ka sameysato β€” tani waa bilowga saxda ah.

πŸ“… Furitaanka: 1/6/2026
πŸ“ Goobta: Qardho

πŸš€ Ha seegin fursaddan β€” boosaska waa xadidan yihiin!
Isdiiwaangeli maanta, berrina waxaad noqon kartaa qof xirfad leh.

πŸ’› Ogaal – Hal-abuurkaagu waa hantidaada.

https://chat.whatsapp.com/BnklV7bx6d8FKvp1H8neBa?mode=gi_

link raac oo kala soco xirfadaha ama la xiriir 0907736696

17/04/2026

🧢 OGAAL TRAINING CENTER

Ogaal Training Center waxay bixinaysaa tababar xirfadeed oo Crochet (tolidda dunka).

Crochet waa xirfad gacmeed lagu sameeyo dhar iyo agab kala duwan sida koofiyado, shalmado, bacaha iyo alaabooyin kale oo qurux badan, iyadoo la adeegsanayo dun iyo hook. Waa xirfad isku daraysa hal-abuur, dulqaad iyo fursad dhaqaale.

🎯 Faa’iidooyinka:

β€’ Barashada xirfad suuq leh
β€’ Fursad aad ku bilaabi karto ganacsi yar
β€’ Kobcinta hal-abuurka iyo xirfadaha gacanta
β€’ Yaraynta stress-ka iyo nasinta maskaxda

πŸ“š Waxa lagu baran doono:

β€’ Aasaaska crochet (hook & yarn)
β€’ Stitches-ka muhiimka ah
β€’ Naqshado fudud
β€’ Sameynta alaabooyin la iibin karo

πŸ“… Taariikhda: 1/5/2026
πŸ“ Goobta: Hall A-H
πŸ“ž La xiriir: 0907736696

Is diiwaangeli maanta oo bilow xirfad cusub!

https://chat.whatsapp.com/BnklV7bx6d8FKvp1H8neBa?mode=gi_t

22/03/2026

πŸ“’ Fursad Muhiim ah oo Horumarineed!

Ma rabtaa inaad noqoto xirfadle caafimaad oo leh anshax sare iyo xiriir wanaagsan oo bukaanada ah?

πŸŽ“ Ogaal forum qaybteedii Tababarada, Ogaal Training Center waxa uu kuu diyaariyey tababar muhiim ah oo ku saabsan:
Patient Care Ethics & Communication

Tababarkan waxaad ku baran doontaa:
βœ”οΈ Fahamka saxda ah ee anshaxa daryeelka bukaanka
βœ”οΈ Sida loo dhiso kalsooni iyo xiriir wanaagsan oo lala yeesho bukaanka
βœ”οΈ Xiriirka xirfadeed ee u dhexeeya shaqaalaha caafimaadka
βœ”οΈ Sida loo maareeyo xaaladaha adag iyo cabashooyinka bukaanka

πŸ’‘ Tababarkan wuxuu kaa caawinayaa inaad noqoto qof leh xirfad iyo dabeecad shaqo oo heer sare ah β€” taas oo si toos ah u saameyn doonta mustaqbalkaaga xirfadeed.

πŸ“ Goobta: Bossaso bisha Cas qaybta labaad
πŸ“… Taariikhda: 03 April 2026
⏰ Waqtiga: 4:00 PM

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0907736696 | 0906102278

πŸ‘‰ Ha seegin fursadan qiimaha leh β€” boosaska waa kooban yihiin!

https://chat.whatsapp.com/BRpUvI1zIhiA5Ttq3quL4I?mode=gi_t link hoose raac

25/01/2026

Ogaal Forum waxay maanta furtay tababar la xiriira Women’s Personal and Professional Growth Program, kaas oo soconaya hal asbuuc, isla markaana loogu talagalay hablaha dhigta jaamacadaha Boosaaso.”

Forum waxay u taagan tahay kor u qaadidda wacyiga hablaha, horumarinta aqoontooda, iyo xoojinta kaalintooda bulsho iyo xirfadeed.”

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Garowe