AF MEER

AF MEER

Share

Halkaan waa Page ka Agaasime Timirre.

21/11/2025

Hadal jeedinti Agaasime Timirre Anchor ee kulanka Wacyigalinta Bulshada Magaalada Bossaaso.

Photos from AF MEER's post 16/06/2025

:- Ciidamada Birmadka Booliiska Puntland ayaa soo qabtay nin ka tirsan Firxadka Argagixisada Daacish oo ku dhuumalaysanayay Togga Baalade ee Bosaaso.
Ninkan oo lagu magacaabo Hakiimo ayaa kasoo jeeda Dalka Ethiopia.

Ciidanka Birmad Booliiska ayaa Howgalo balaaran oo lagu xaqiijinayo Amniga laguna baadigoobayo Firxadka argagixisada ka wada Togga Baalade iyo Biyo kulule halkaas oo lagu sheegay firxadka argagixisada kasoo cararay Jabka ay u gaysteen Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ee ku sugan jiida h**e ee Calmiskaat.

31/05/2025

Halyeeyada Puntland ayaa waxa ay la wareegeen Taliskii ugu waynaa ee Argagixiso DCSH oo ahaa Miiraale kaas oo lahaa Ceelal ay Argagaxisadu Biyaha ka heli jireen,Howlgalku wali waa socda Ciidamaduna waxa ay ku daba jira firxadka khawaarijta.

17/05/2025

Hadal Jeedinta:Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga & DDR-ta Dowladda Puntland mudane Axmed Maxamuud Axmed(Qaxiye) ayaa ka hadlay Kulanka Ollalaha Wacyigalinta Khatarta Argagaxisada Puntland ay ku Wasaaradda Amniga oo ay KA Soo Qaybgaleen Gudoomiyaashay Ardayda Jamacadaha Puntland

Want your business to be the top-listed Media Company in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Garowe