Mentor caydurus

Mentor caydurus

Share

Executive Director of T-hub innovation center . Entrepreneur, journalist, founder of ardaykaal appli

05/10/2025

Cawa waxaan kullan kadis ah wada yeelanay Asad xajiyo oo ah nin jaray masaafo dheer isaga oo ay caqabado badan oo nolosha ah ku xeeran yihiin .

Halkaas waxaa iga soo baxay oraah oraynaysay ,
Noqo mid ka dhex arka fursada caqabado badan dhexdooda .

Intaa ma isla fahamnay !

13/08/2025

Halkanna igala soco

Miisaanka Maalka iyo Farxada

In kasta oo lacagtu ay kor u qaadi karto nolosheena, farxadda dhabta ah waxay ka timaadaa qalbiga.

Waa muhiim in la fahmo in halganka dhaqaale samaynta uu sababi karo walaac iyo niyad jab.

Ku dadaal inaad hesho dheelitirnaan,
Oo marka aad wax haysta farxaadu yaysan xadka goosan .
Marka aadan waxba haysanna murugo ku harayn .

xusuusnow : in farxaddu badanaa ay ka timaado xiriirka wanaagsan ee aad la leedahay allah , khibradaha, qaraabo xiriirinta , ducada waalidka , iyo bixinta hadyadaha familkaaga iyo cid walba oo ad u garato .

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Garowe