Isbaddel

Isbaddel

Share

"Isbaddel Ku sameey naftaadda iyo Noloshaadaba." First Change your Self, Then You Will Able To Change th World. 'Ugu Horeyn naftaadda baddel kadibna Dadka.

Want your business to be the top-listed Media Company in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Isbaddel-ka ugu weyn uu qofkasta noloshiisa ku sameyn karo, waxaa ka mid ah in uu Naftiisa wax ka baddalo.

Dib ha isu dhigin, bilow maantaba isbaddelka aad adigu naftaadda la rabto, Haddii kalle ogow duniddan may jirto qof kalle oo ruuxdaadda wax ka badali karra aan adiga ka ahayn, Kana Bari Allaah in uu isbaddel-ka wanaagsan ee aad naftaadda la doonayso kugu toosiyo.

Insha’alaah Hadduu Allaah idmo bogeena Facebook ee Isbaddel, Channel-ka Youtube aan ku leenahay iyo waliba Website-keena www.Isbaddel.com waxaad kalla socon doontaan, Xaqiiqooyin badan oo nolosha ku saleysan, dadkii guulaha gaaray, hormaradda nafta & waliba sidda qof walba uu noloshiisa isbaddel la taaban karo ugu sameyn lahaa.

Soo dhawaadda Naguna xirnaadda. Contac with Us- [email protected] Or Tell Numbers- +252906797964 ama +252907640056 Mahadsanidin.

Category

Telephone

Address


Meeraysane
Garowe
AZER