Find schools & colleges in Garowe. Listings include Dugsiga Al-Furqaan online, Lead Development & Research Foundation LDRF, Dugsiga Barashada Qur'aanka iyo maadooyinka aasaasiga ee daarul macmuur, Machadka Caafimaadka iyo Xirfadaha ee OTTI Puntland, Puntland Democratization Consortium, Midnimo Intelligent Students.
Halkani waa bogga rasmiga ah ee dugsiga H/Dhexe ee Hormuud. Fadlan 'like' saar si aad ula socotid hawlaha iskuulka iyo ardeygaadaba. Mahadsanid
Boggan insha-allah waxaa lagu soo bandhigi doonaa muxaadarooyin ka iyo nadwooyin ka ay qabtaan ducaad
Jaamacadda Al-wifaaq ee caalamiga ah waa jaamacadd ka diiwaan gashan Dawladda Puntland isla markaasna xirriir kale la leh Jaamacaddo kale oo dalka dibaddiisa ah.
hadafkeenu wa in aanu soo saarno ubad leh aqoon iyo akhlaaq wanaagsan
OTTI waa machad ka ka hawl gala guud ahaan gobolada dalka Soomaaliya bixiyana xirfado kala duwan oo ay ugu horeyso Caafimaadka
halakan waxa aad ka baranaysaa qur aanka kariimka ah ,baro oo xifdi adiga oo gurigaaga jooga jooga.
Maamulka al-Aflax Quran Online marka uu arkay inuu dadbadan inayna aadi karin goobaha wax barasha ay
waa page ka ardeyda kulliyada beeraha ee jamacada bariga africa.
Ku soo dhawoow hoyga xifdinta Quraanka Kariimka iyo barashada diinta Islaamka oo hel waxbarasho tayaysan oo hab casri ah adiga oo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga.
Page kaan waxaa kabixi doona koorsooyinka Adobe photoshop iyo Adobe illustrator
"Promoting sustainable agriculture through innovative bio practices, enhancing soil health, and supporting local ecosystems."
ku soo dhowoow bogga rasmiga ah ee machadka barashada luuqadaha, tababbarrada iyo hormarinta ee ( SI