PUNSAA

PUNSAA

Share

Dalladda Bulshada Rayidka Puntland (PUNSAA), waa dallad ay ku mideysan yihiin in ka badan 120 Urur oo kamid ah Ururrada aan dawliga aheyn ee Puntland.

20/01/2026

Kalmada uu ka jeediyey guddoomiyaha Dallada PUNSAA mudane Abdirahman Abdirisak Abdirahman daah-furka Qorshaha 5ta sano ee Dowladda Puntland 2026-2030

Photos from PUNSAA's post 24/12/2025

Kulanka latashiga dadweynaha iyo diyaarinta Qorshaha Guud ee Horumarinta Degmada, oo ay iska kaashanayaan Dalladda Bulshada Rayidka Puntland (PUNSAA) iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Puntland, iyadoo diiradda la saarayo ka-qaybgalka bulshada.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Garowe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Aaga Wasaaradaha (Ministries Area)
Garowe
GAROWE