Ihsan Media HD
Kusoo Dhawaw Ihsan Media HD . Ihsan Media waxa la aas-aasay bilawgii sanadka 2021.
06/07/2026
Xaqiiqooyinka Nolosha
■ Marka aad yartahay ee aad Wakhti iyo Tamarba hayso, lacagtii baan jirin 🤣
■ Marka aad Shaqaysato ee aad lacag iyo Tamarba haysatana Wakhtigiibaa ku ciilaya 🤣
■ Marka aad lacag iyo wakhtiba haysato ee aad loo shaqeeye noqoto, hadana Tamar baan jirin oo waad gabawday 😭
Aduunyo, waa Tiro sagaal ah oo ma tobnawdo.
05/07/2026
Mid ama laba ka sheeg caan baxay ee Sh. Mustafe X. Ismail ala ha barakeeyee💬-
Want your business to be the top-listed Media Company in Gebiley?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Gebiley