Madari Podcast

Madari Podcast

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madari Podcast, Gebiley.

22/05/2026

Boorama imika dhow lixdan qof oo indhoole ah ayaa jooga, Burcana 300 oo qof oo u baahan qalliimo ayaa nagu sugaya.// DR Shiine

20/05/2026

Dhibaata in qol madow ama mugdi ah lagu isticmaalo moobil ama wax lagu daawado.

15/05/2026

Afar qof isku family ah oo indho la'aa, daawo sheekadan // Dr Shiine

13/05/2026

Iskuulladda iyo madaaristu waa goobaha aqoonta iyo akhlaaqda lagu dhiso, ee maaha meel hablaha iyo ubadka lagu hor keeno heeso, jaas iyo wax dhaawacaya dhaqanka iyo diinta.

Waa arrin murugo leh in meelihii lagu barbaarinayay ubadka bulshadeena maanta mararka qaar ay ka dhacaan dhaqan xumo lid ku ah anshaxa iyo dhaqanka suuban ee carruurta.

Waalidiintu waa inay si dhab ah ula xisaabtamaan iskuullada ay carruurtoodu dhigtaan, kana fiirsadaan waxa maskaxdooda iyo dhaqankooda lagu beerayo.

Haddii ardaygii xishood gurigooda kaga soo baxday fanaan ku hor jaasayo oo heeso iyo durbaan loo geeynayo, berri sidee looga sugayaa dhaqan wanaagsan, edeb iyo anshax suuban?

Bal suurayso uun heestii iyo jaaskii daabuurka laga qaaday iyo maadadii u horeysay ee tarbiyadu sida ay isku qabanayaan!!

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Gebiley?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Gebiley
DONE