Yool Training Center

Yool Training Center

Share

Yool Training Center waa school farsamada gacanta ah oo dalka lagaaga furay gaar ahaan Caasimada Hargeisa Somaliland 0636111116

Photos from Yool Training Center's post 09/05/2026

Hambalyo dhammaan ardayda ka qalin-jabisay Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn. Aqoon iyo dadaal h**e u sii wada. Guul ayaan idiin rajaynaynaa.

08/05/2026
20/04/2026

Baro Xirfadda Plumbing-ka! 🔧💧
Ma rabtaa xirfad aad si fudud ugu shaqeysan karto?
Kaalay oo ka mid noqo ardayda baranaya plumbing-ka, oo hel:

✔️ Casharro fudud oo la fahmi karo
✔️ Tababar gacanta ah (practical)
✔️ Fursad aad ku noqoto xirfadle mustaqbalka

🔥 Hadda is diiwaangeli oo ka faa’iidayso
fursaddan!

📍 Location: Suuqa Inji, Hargeisa
📞 Tell: 063 6111116
🌐 Website: yoolcentre.com

18/04/2026

🪑🔧 Baro Xirfadda Furniture!
Ma rabtaa inaad barato samaynta iyo naqshadaynta furniture?
Ku baro si fudud oo xirfad leh muddo kooban 💯

✔️ Practical + Theory
✔️ Macalimiin khibrad leh
✔️ Fursad shaqo abuur

📍 Location: Hargeisa,suuqa inji ama shinbirta
📞 Call/WhatsApp: 0636111116
🌐 Website: yoolcentre.com

👉 Isdiiwaangeli maanta oo bilow
mustaqbalkaaga!

11/04/2026

Cctv course

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Agagaarka Inji Total
Hargeisa
78

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00