AYPHA Association
AYPHA is multi-dimensional NP & NG ASSOC which works several health related core functions Equity and inclusiveness: We strive to empower communities.
01/12/2024
Xubno ka mid ah Ururka , ayaa maanta ka qayb galay xuska maalinta caalmiga ah ee AIDSka adduunka.
Sanad kaste maanta oo kale, oo ku beegan 1-December, waxaa aduunka laga xusaa maalinta adduunka(World HIV/AIDS day), Maalintan Caalamiga ah waxaa sanad walba loo qabtaa in dadka lagu wacyigeliyo ka hortagga, baadhista, daawaynta, iyo dhimista sumcad-dilidda la xiriirta HIVga.
In la taageero dadka la nool HIV, iyada oo loo marayo helitaanka daryeelka, daawaynta, iyo aqbalaadda bulshada, iyo ugu danbayn in lagu dhiirrigeliyo bulshada, dawladaha, iyo hay’adaha caalamka inay xoojiyaan dadaallada lagu dabar-goynayo HIV/AIDSka.
30/11/2024
On June 13, the University of Hargeisa hosted a significant event marking World Blood Donation Day, organized by the AYPHA Association, the University of Hargeisa, Somali Health Exchangers, and Hargeisa Group Hospital. This event aimed to encourage university students to check their blood and donate, highlighting the critical role of blood donation in saving lives.
Blood donation is a vital practice that contributes significantly to healthcare systems worldwide. It ensures that hospitals and clinics have a steady supply of blood for patients in need, whether for surgeries, trauma care, or chronic illnesses requiring transfusions. World Blood Donation Day serves to raise awareness about the need for safe blood and blood products and to thank voluntary, unpaid blood donors for their life-saving gifts of blood.
University of Hargeisa
NHS Blood Donation
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Hargeisa
HRD