Fathi Ismail
Commercial Filmmaker | Content Creator
07/03/2026
5 Faa’iido oo ay leedahay Content Creation-ka Soomaaliya
1. Tartanka oo Yar
Dad badan wali ma sameeyaan content tayo sare leh, sidaas darteed dhalinyarada bilaabaya waxay si fudud u heli karaan followers iyo sumcad.
2. Fursado Shaqo iyo Dakhli
Content creation-ku wuxuu noqon karaa ilo dakhli, sida:
Xayeysiin (brand promotions)
Sponsorship
Freelancing (video, design, social media)
3. Dhisidda Personal Brand
Dhalinyaradu waxay dhisi karaan magac iyo sumcad shaqsiyeed oo ka caawisa inay helaan:
Shaqo
Mashruucyo
Fursado caalami ah
4. Saameyn Bulsho (Social Impact)
Creators-ku waxay bulshada ku wacyigelin karaan:
Waxbarasho
Nabadda
Ganacsiga
Fursadaha dhalinyarada
5. Fursad Ganacsi
Content-ku wuxuu ka caawin karaa qofka inuu:
Bilaabo brand ama business
Xayeysiiyo adeeggiisa ama alaabtiisa
Dhiso audience uu mustaqbalka ka ganacsado
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Bootaan Building Floor 3, Dahabshiil Gargaar Area
Hargeisa