Smart Auto Service
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Smart Auto Service, Automation service, Jigjiga yar, in front of Boqol Jire Fuel Staion, Hargeisa.
18/02/2026
Ramadan Mubarak 🌙
Vision Care waxa ay macaamiisheeda qiimaha leh iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynaysaa curashada bisha barakaysan ee Ramadan.
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu naga aqbalo camalladeenna wanaagsan, fadliga bishan barakaysanna nagu mannaysto,
Ramadan Mubarak 2026
🚗 U Hagaaji Gaadhigaaga Si Xirfad Leh – Smart Auto Service!
Ma dareemaysaa in gaadhigaagu u baahan yahay dayactir ama adeeg? Ha sugin ilaa uu dhibaato weyn soo gaadhayso!
Smart Auto Service waa meesha ugu habboon ee lagu hagaajiyo gaadhigaaga si xirfad leh, degdeg ah, oo qiimo macquul ah leh.
✅ Farsamayaqaano khibrad leh
✅ Qalab casri ah
✅ Adeeg degdeg ah oo la isku halayn karo
📍 Jigjiga Yar, Hargeisa – kaso Horteeda Boqol Jire Fuel Station
📞 +252 63 8505508
Nagu soo booqo maanta! H**e usoo gaadh Smart Auto Service si gaadhigaagu u helo daryeelka uu mudan yahay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jigjiga Yar, In Front Of Boqol Jire Fuel Staion
Hargeisa