Dhacdo

Dhacdo

Share

29/09/2022

Jacaylka hadyadaha lagu quudiyaa marwalba wuu gaajaysanyahay.

12/02/2022

W/Q mukhtar cabdi sheekh
Goos goos yar oo kamida

Fadlan nagusoo biir oo comentiga nagula wadaag sheekada kuqancisa #........
“Balan maaha jacaylku bandhig laysugu baaqee waa ishaa
biligtaada wax bogaaga ku beerma”
Isagoo sidii ah ayuu waaagii u barayay.
Mustafe waxa uu dhigtaa iskulka faarax oomar markii uu u bohoolay jihadii
iskuulku ka xigay ayuu goobtii safka iskuulka lagu galayay ku arkay
gabadhii uu shalay arkay Mustafe arin ka ga sii daran intii h**e oo waxa uu
baahi wayn u qabaa inuu helo cid uu lawadaago jacaylkan ku kaliyaysatay ..
Markii uu arkay iyana garatay inuu inankii shalay yahay indhahooduna si
toos ah ayay iskugu dhaceen.
Maryan waa fasalka kowaad ee dugsiga sare mustafena laba class ayuu ka
sareeyaa oo waa ka saddexaad.
Malintaas markiii uu galay fasalkii waxa uu bilaabamay warwar iyo fakir
aad u xeeldheer oo ku salaysan jacayl uu marayan u qaadayy cidna aanay u
ogayn waxa uu ku tirabayay erayo jacayl ah,



∆ Dumar ugu filrooneey, dayax Shan iyo tobanaay, dahab lagu masaalaay,dawadii naftaydaay darayeel naftan damqashada dhibaysana dareenkaga mooye mid kale maya

12/02/2022

Thomas Edison
“Anigu ma fashilmin waxaan helay 10000 oo wadiiqo oo ii shaqeyn waysay, noqo
qof si wanaagsan u fakara, tijaabada kaa fashinta adduunyo gaddoonkii maaha,
waxa meesha yaallaa waa inaad aragta waddo aan ku habbooneyn in la qaado mar
kale.

Like.

10/02/2022

raggu wuu wada tartamaayaa lakin cidda
guusha kuraaxeysan donto waa kuwa
nidaamiyey herarka noloshoda ”

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa
063