Dheelitira Collection
This is the real page Dheelitira Collection
18/03/2026
Asc asxbta meherada Dheelitira Collection waxay qiimo dhimis balaadhan idiin ku samaysay kabihii hablaha iyo hooyooyinka ba soo dhawada ku soo dhawada dheelitira oo aad ugu imanaysan qiimo dhimis balaadhan iyo kabo tayo leh
Dheelitira collection waxay ku taala jigjiga yar gaar ahaan taani mall gudihiisa mall ku wuxu ku xiga safari hotel ama naga la soo xidhiidha tel:63 4229788 wad mahadsan tihiin.
Asc habloo meherada Dheelitira Collection waxay idiin keentay safarkii ciida oo ka kooban xijaab caruusyaadii cabayadihii waxad ku helaysan qiimo macquul ah oo idiin raaligaliya soo dhawada
Meheradu waxay ku taala magalada hargaysa gaar ahaan xafada jig jiga yar waxan deganahay taani mall oo waxan ku xigna safari hotel hadii kale naga la soo xidhiidha tel:+25263 4229788 wad mahadsan tihiin
12/09/2025
Asc habloo ku soo dhawada meherada Dheelitira Collection waxa inoo yimid safar cusub oo cabayada ah waxad noogu timaadan cabayado tayo leh iyo qiimo macquul ah oo idiin raali galiya
Meheradu waxay ku taala hargaysa gaar ahaan xafada jig jiga yar waxay u dhawdahay dab ba I maray waxan dhex deganahay taani mall gudihiisa ama waxad naga la soo xidhiidhan tel:0634229788 call iyo WhatsApp 63 4229788 ba insha Allah
Wad mahadsan tihiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa