Ciyaar same
UGU KAALAY WARARKII UGU DANBEEYAY EE CIYARAHA CAALAMKA & SIDAY U DHACAYAAN & FALANQAYNTOODA!?
16/08/2023
Hadii ay Chelsea Dhameytirto Lavia Kadibna aad Iweydiiso Yaa Fiican labadan Saf
Waxaan Kugu Jawaabi doonaa Si sahlan Waxaan qariyo ma haayee :
“Arsenal waxba Uma Haayo Waaba La Booba marka ay chelsea Ka hor imaadaan 😂”
Qof chelsea taagera difaacba kooxdiisa ha gashee waxa ay naadigiisa iibsan kartaa wax walba .
Chelsea macalinkooda lee jaanis ha siiyaan Horyaalkan hadii ay meel gaadi wayaan kan kale malaha wa iyaga .
14/08/2023
Neymar Waa Ku Daayay” Ballon’s d’re Wax la Cunaayo Miyaa Uu Leeyahay”.
Europe & Champion ba ma aqaano Yaawaaye 🤣🤣🤣 inkiraat Caadi Ah.
Ar Lacagaa Aniga Xataa Dadka Inaa Ikiraa Bilaabi Lahaa Lacag Waji maleh.
✍️📷 Fabrizio
13/08/2023
Caawa waa lays hayaa Half time 1:1 ayuu ku dhacay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Hargeisa
252