Daami Public Library
Maktabadda Akhriska iyo Qoraalka ee Xaafadda Daami
04/02/2026
Xalay waxaa maktabadda ka qabsoomay mawduuc ku saabsan muhiimada waxbarashada iyo sida ay bani’aadamka u sharafayso kana dhigto mid hodan ah. Mawduuca waxaa soo jeediyey Mustafe Xasan Daahir (Wasiir), oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka Jaamacadda Adna Aadan.
12/12/2025
Reer Hargaysa Guul ayaa rajeynaynaa insha alaah.
Beri waa maalinkii Lixaad ee tartankeennii rugaha akhriska, inshallah berri marka saacaddu tahay 12 ka duhurnimo waxa mar kale bulshadu cod ku kala saari doontaa labada library ee kala ah Maktabadda Akhriska ee Kalabaydh iyo Daami Public Library
Halkan isha ku hay berri
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa