Amanah Insurance
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amanah Insurance, Insurance Company, Burj Omar, 4th Floor, 1st Road, Hargeisa.
20/06/2026
Gaadhigaagu waa hanti qiimo leh, ilaalintiisuna waa mudnaanteenna.
Amanah Insurance waxay kuu haysaa caymis gaadiid oo lagu kalsoonaan karo, si aad ugu safarto kalsooni iyo xasillooni maskaxeed.
Kalsoonidaada, Ilaalintaada.
15/06/2026
Amanah Insurance waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada Muslimiinta ugu hambalyaynaysaa bilowga Sanadka Cusub ee Hijriga 1448 AH.
Ilaahay haka dhigo sannad khayr, barako, caafimaadqab iyo guulo badan leh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Burj Omar, 4th Floor, 1st Road
Hargeisa