SAAT Core
"SAAT Core 🚀 | Empowering You with Tech 💻 & AI 🤖 Skills for a Brighter Future 🌟.
05/06/2025
EIDMUBARIK
02/06/2025
🎓 **Course Cusub oo Cajiib ah!** 🚀
**Baro AI Prompt Engineering – Xirfadda Mustaqbalka!**
Ma rabtaa inaad barato sida **ChatGPT** iyo aaladaha kale ee caqliga macmalka ah (AI) looga helo natiijooyin sax ah oo waxtar leh?
Kusoo biir **course-kaan cusub Waxa**ad ku baran doontaa:
✅ Sida loo qoro prompt-yo sax ah oo AI fahmi karto
✅ Habka loo adeegsado AI si loo xalliyo dhibaatooyin kala duwan
✅ Xirfado muhiim ah oo kaa caawinaya shaqo helis, hal-abuur, iyo horumar shaqsiyeed
✅ Tusaalooyin dhab ah iyo fursado lagu tijaabiyo aqoontaada
💡 Coursekan waxaa uu u furan yahay:
- Ardayda
- Shaqaalaha
- Ganacsatada
- Qof kasta oo danaynaya AI iyo mustaqbalka shaqada
🖥️ **Qaab Online ah | Fudud & Faa’iido Badan | Luqad Fudud**
📥 Fadlan igala soo xiriir si aad u hesho faahfaahinta buuxda iyo sida aad iskaga diiwaangelin karto!
25/05/2025
Ka dhabee hamigaaga, barro xirfad ku anfaceysa mustaqbalka,
Hada qaado course Fundamentals Of AI oo aynu ugu magac darney "Gundhiga caqliqa macmalkaa" ..............
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa