BeWell BeYou

BeWell BeYou

Share

Education program designed to empower girls through comprehensive health education and mentorship.

10/06/2020

As team we had many plans on how to give back and empower more girl following our 1st class graduation but due to coronavirus a lot has changed. Amazingly we have been hard at work and adjusted our plans to the new normal of virtual world to continue our trainings and goal of empowering more girls.

Please keep an eye on posts about our up coming trainings and conferences on following posts.

———————————————————————

Anaga oo kooxda ah waxay rajadayadu ahayd inan group ahaan classes cusub qaadano is aan ula wadaagno waxaanu baraney hablo kale oo badan laakin coronavirus ayaa taa surto galin waydey oo dib no yara dhigtey.

Waxaanu ku dadaalnay sidii aan tababarki iyo dadaaladi anu bilowney u si wadi lahayn online. Tababarki iyo barnaamijyo kale oo aad u xiiso badan oo anu idinla wadaagi doono halkan kala socoda Insha’Allah.

08/05/2020

Health Talks iyo kullanka maanta iyo founderka BeWell BeYou Sihaam Mumin.

Xaaladan Covid19 saamayn ma ku yeelan kartaa caafimaadka maskaxda?

Time: 4:30pm Hargeisa time.

Xog nagula Afur: Kullankii 13'aad

Kullankeena maanta waxa aynnu ku fallanqayn doonaa caafimaadka maskaxda iyo sadhka Covid19.

Xaaladan Covid19 saamayn ma ku yeelan kartaa caafimaadka maskaxda? Haddii ay ku yeelan karto samaayn noocee ah bay ku yeelan kartaa? Sidee ayaynu u taageeri karnaa cabsida ay qabaan dadka waaweyn iyo kuwa la nool xaaladdaha gaar ah ee ku wajahan cudurkan- kuwaas oo ah bulshada inteeda u nugul Sadhkan? Joogitaanka guryaha ee xaaladdan Covid19 wax saamayn ah ma ku yeelan kartaa Caafimaadka maskaxda? Sidee xaaladda adag ee dhaqaale ee dadyow badan soo wajahday saamayn ugu yeelan kartaa caafimaadka maskaxdooda?

Waqtiga: 4:30 galabnimo

11/03/2020

Meet the Team ✨

BeWell BeYou member:

Hodan Ahmed Abdi is an aspiring, initiative, ambitious, mathematician, statistician, and strong young lady who want to make a better tomorrow for her mom and young siblings. She graduated recently and studied bachelor degree in mathematics and statistics. She currently works as MEAL (monitoring, evaluation, accountability and learning) and does evaluation surveys, monitor, asses data quality, analyze data for projects and do researches.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Hargeisa