Isbir Agency
Isbir Agency is a professional company serving educational, medical an commercial services in Turkey.
11/08/2024
The PROTON BUMP
Ragga school kaygii baabiiyey, familygaygii midh midh ula baxay ayaa hada rag ay ilee yihiin maxaanu ku siinaa. Waad dheel dheeleysaan.
Adeer waan sharaxanahay qolladan ha soo dhaafaan. Ismana sharixi karaan xabsiga ha isasii geeyaan. Wax la cafinayaa ma jirto.
Dhalin yarta waxaan ku boorinayaa in ay han yeeshaan oo xukunka tartarkiisa la galo. Odayaashana orda awoow masaajidada gala waa la dhimanayaa ee iska cibaadaysta inta ka hadhay cimrigiina. Allaa idin badey imtixaankan ee, ifkii seegteen ee aakhiro ha seegina.
Guurtida qaado ayay dhaheen. Waad ciyaaraysaan.
Madaxaaga mooyee meel kale kuma socdo
Odayaashan SNM 33 sanadood ayay maraysaa intay gaadhiga wateen. Gaadhigii gear 1 wax dhaafsan laga waa. Saxan kiliish badel, rabadh kiliish badel, Engine cusub saara, kow dhaafin weyde oo u taag weydeen ee ka soo dega. Anakaa karaamo ku kaxaynaynee.
Intaa ay haysteen xukunka umadii damiir ahaan waa u dileen, dhaqan ahaan wey u dileen iyo diiniyan waa u dileen. Guurkii hoos ayuu u dhacay, furiinkii waa batay, jiilkii naga yar yaraa si ay iskaga maamushaan ayay ka dhigeen jiil aan aqoonba qiimaha ay leedahay diintu iyo dhaqankeenii suubanaa. Waa jiil aan kaa soconayn, cidna ma dhaafayaan islaan duqa, oday, sheekh, shaydaan iyo cidwalba waa la qasanayaan. Iyagoo isku haysta gangsters, war ma haysaan ee kani waa idinku laabayaa idinka iyo waxaad diyaarsateenba.
Se waxaan tolkey leeyahay alle waxa uu ina siiyey wax aan tuug xadi karin, taajirna iibsan karin sixirna wax lagaga qaadi karin.
It doesn't matter howmany faces you wear, cause i can see through you.
Hamza
Calankaa somaliland ee tawxiidku ku xardhan yahay ayaynu sudhaynaa. Na laadee hadaba galimaysid ee meeshan iskaga deg
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa. . .
Hargeisa