Integrated Logistics Solutions Group - ILS

Integrated Logistics Solutions Group - ILS

Share

Mission
Our mission is to provide comprehensive logistics solutions tailored to the diverse needs of our clients.

04/06/2025

FOR IMMEDIATE RELEASE

Staff Shuttle Service

Hargeisa, Somaliland, 04 June 2025 – Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is proud to announce the launch of a dedicated staff shuttle service for one of our esteemed client, aimed at enhancing employee commuting and promoting work-life balance. This new service is designed to offer a reliable, eco-friendly, and efficient transportation solution, addressing common challenges such as traffic congestion and parking.

“We are delighted to partner with one of our valued client to introduce this innovative transportation service,” said Mr. Mohamed Hashi Osman, Managing Director of Integrated Logistics Solutions Group. “Our objective is to simplify the commuting experience, allowing employees to focus on their work while improving their overall well-being.”

The shuttle service features modern vehicles and experienced drivers, with scheduled pickups and drop-offs to accommodate employees’ various work shifts.

About Integrated Logistics Solutions Group:
Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) specializes in providing tailored transportation and logistics solutions, delivering reliable, innovative services for businesses.

For more information,
Contact us

Address: Hargeisa jig-jigayar next to WHO Hargeisa Office
Contacts: 572247/ +252-637027777/ +252-637027787/ +252-637027788
Email: [email protected] / [email protected].
Website: www.ilsgroupltd.com

Photos from Integrated Logistics Solutions Group - ILS's post 12/04/2025

Warbixin:-
Tababar Darawaliin oo Ay Qabatay Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group – 07-08 April 2025
Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) ayaa si guul leh u soo gaba-gabeysay tababar laba maalmood socday oo loo qabtay darawaliinta shirkadda, kaas oo dhacay intii u dhexeysay 07 ilaa 08 April 2025. Tababarkan ayaa ka dhacay xarunta dhexe ee ILSG, waxaana ujeeddadiisu ahayd kor u qaadidda xirfadda darawalnimada, wacyi-gelinta badbaadada wadooyinka, iyo hagaajinta adeegyada gaadiidka ee shirkadda.
Tababarka waxaa ka faa’iidaystay tiro darawaliin ah oo h**e uga shaqaynayey shirkadda iyo kuwo cusub oo shaqo bilaabay, waxaana la siiyey casharro la xiriira:
• Hab-raaca badbaadada iyo anshaxa waddo-marista
• Daryeelka iyo ilaalinta gaadiidka
• Xirfadaha adeegga macaamiisha
• Isticmaalka qalabka casriga ah ee lagu kormeero gaadiidka
Khudbad dhiirrigelin iyo dardaaran isugu jira ayuu siiyay maamulaha shirkaddu Mr.Maxamed xaashi, iyadoo sidoo kale darawaliinta la siiyey fursad ay ku dhiibtaan aragtidooda, talooyinkooda, iyo khibradahooda shaqo.
Ugu dambayn, shirkadda ILSG waxay mar kale adkaysay go’aankeeda ah inay si joogto ah u horumariso tayada adeegyada ay bixiso, iyadoo si gaar ah diiradda u saaraysa tababaridda shaqaalaha iyo ilaalinta heerarka ugu sarreeya ee xirfadeed iyo mas’uuliyadeed.

29/03/2025

Ciid wanaagsan

Waxaan shacabka guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummada Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga

Waxaan si gaar ah farxada ciida ula qaybsanayaa shaqaale waynaha Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group - ILS iyo Qoysaskoodaba, caafimaad ku ciida,

Ilaahay haynaga aqbalo acmaashii khayrka lahayd ee aynu Bishan barakaysan soo gudannay, innagana ha inagu gaadhsiiyo sanado badan nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo horumar.

Photos from Integrated Logistics Solutions Group - ILS's post 14/01/2025

14-01-2025
SAWIRO

Integrated Logistics Solutions Group - ILS iyo shirkadda Studi International xarunteeduna tahay Tunisa oo wasaarada gaadiidka , Horumarinta Jidadka iyo Hay’adda Horumarinta Wadooyinka ee Somaliland (RDA) kala shaqaynaysa daraasadda dhismaha wadadda isku xidhaysa Hargeysa – Oodweyne – Burco. Ayaa maanta kula kulmay Gobolka Daad-madheedh xaruntiisa Oodwayne Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cismaan Ibrahim Nuur (Afgaab) oo uu wehelinayo Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Eng Mawliid Nuux Ibraahim iyo saraakiil ka tirsan Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka.

Waxa aanu warbixin ka siinay halka ay marayso daraasadu iyo dhamaystirka Wajiga koowaad kaas oo soo gabo-gaboobi doona dhawaan.

Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Macaamiisha

Want your establishment to be the top-listed Bar/pub in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Our Story

Integrated logistics solutions inc is a full-service company skilled in vehicle leasing, Rental transportation, Freight forwarding, Cleaning and relocation management and Delivering innovative solutions for even the most difficult logistics challenges.

Our story began with a dream, a dream to ensure there is easy transportation and services reached to all people with minimal cost

Established 2012 by a group of friends who joined together and decided to fill the gap by starting a logistics Firm.

At integrated logistics solution inc, we are team of professionals working across all aspects of the transportation and services to minimize cost been efficiency and effective.

Telephone

Address


Jigjiga Yar Near Gulleed Hotel
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00