Kubbad Same page

Kubbad Same page

Share

Page kan waxaan ugu tala galay inan idinkusoo soo gudbiyo dhaman Ciyaaraha dunida oo dhan gaar ahaan Horyalada waawayn

02/04/2023

Bad news for Zlatan Ibrahimović — as after Sweden game he left with new muscle injury and there will be new medicalt tests to follow. 🤕🇸🇪

30/05/2022

Mane oo Liverpool muragadii Madrid mid kale ugu daray markii uu sheegay inuu macsalaamaynayo madashada Anfeild.

12/05/2022

War Rasmi ah. Giorgio Chiellini ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo Juventus dhamaadka xiliciyaareed kaan, kadib 17 sano. ⚪️⚫️🇮🇹

Chiellini waxa uu laba dalab ka helay MLS - oo uu ku jiro mid ka yimid Los Angeles FC. Laakiin Wali wax ah go'aan lama gaadhin.

11/05/2022

Xavi: “Dhaqaale ahaan, kuma tartami karin saxiixa Erling Haaland halkan Barcelona. Laakiin waxaan u rajaynayaa wanaag oo dhan”. 🤝🇳🇴

“Ousmane Dembélé waxa uu inoo sameynayaa farqiga yacni kala Duwanaansho ah inuu muhiim yahay , mana ahan kaliya goolashiisa” ayuu Xavi ku daray.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


150
Hargeisa
252