Dhambaal__fc
DHAMBAAL Football Club waa kooxaha ka ciyaara xaafada new Hargeisa gar ahaan degmada axmed m. Haarun
19/05/2021
Happy 18 mY AHpapiH,☆■
Eit mUpariĶ,■■■
01/03/2021
Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan bahda sportska iyo cid kastoo danaysa ciyaaraha in garoonka Dhambaal__fc laga bilaabi doono koob cusub .
Koobkaas oo noqon KOOXAHA HEERKA SADEXAAD.
Koobabkaas oo socon doona mudo kooban kooxaha ka qayb galayana ay noqon doonaan kooxo kooban .
Cid kastoo danaynaysa amba rabta inay ka qayb noqoto waxay la soo xidhiidhi karaan
Tefoonada hoos ku qoran .
0633061251
0633918282
Allah mahad leh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
New Hargeisa
Hargeisa