Hal Abuur Ina Dirir
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hal Abuur Ina Dirir, Doctor, 4979332, Hargeisa.
dadka La yaabsan Jihada Somaliland Loo Wado ha Ogaadeen in Muuse Biixi iyo ina Kaahin Ku Tashadeen in Somaliland burburto Halkii ay Xilka Kala Wareegi Lahaayeen Ciro iyo Xirsi Arintaasi Waa Go,aan ay Gaadheen Labadaas Nin Sidii Looga Hortegi Lahaa uun Laga Tashado.
Awooda Militarayga JSL oo Xoogaysatay
16/01/2022
iyadoo Maxkamada Tasuuriga ahi Maanta ku Dhawaaqi Doonto Dacwada Xeer 14 Ayaan Rabaa inan Wax idiinka Sheego Go'aanka La Filan karo
1 Maxkamadu Waxay Go'aamisay in Xeerku Ka Hor imanayo Tastuurka Dalka u yaala Maadaama uu Caqabad ku Yahay Doorasho Tastuuri ah
Sidaa Darteed Waxa La Farayaa Hayada Sharcidejinta Dalka inay Xeerka Ka Saarto Qodobka Tasuurka ka imanaya,
Nuxurka Go'aanka Maxkamadu Waa Kaas Diid Ama yeel Ama Beenso,
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
4979332
Hargeisa