H a b e e y e - O n l i n e

H a b e e y e - O n l i n e

Share

Waa suuq Online ah oo aad ka heli karto alaabta aad u baahantay, si degdeg ahna kuu gu keenaya

28/01/2023

Dhowaan waxaynu furaynaa Suuq Online ah [HabeeYe Online]. Insha allah wuxuu noqon doonaa mid wax badan soo kordhiya, ammaano iyo adeeg hufanna loo gu yimaaddo.

Suuqan waxa la gu iibin doono ee ugu badani waa KABAHA rag iyo dumar ba, sidoo kale dharka xarragada iyo alaabaha kale ayaan ka maqnaan doonin, sida Shandadaha, saacadaha, Electronics-ka Iwm.

Si aad u ga mid noqoto dad ku xidhan suuqan, waxaan kaa codsanayaa in aad FOLLOW soo tidhaahda page ka, Siina share garayso si uu u gaadho dad badan oo kale.

In aad share garayso waa codsi saaxiib ee garab na gu sii in suuqani guuleysto.

Instagram Dhowaan waxaynu furaynaa Suuq Online ah [HabeeYe Online]. Insha allah wuxuu noqon doonaa mid wax badan soo kordhiya, ammaano iyo adeeg hufanna loo gu yimaaddo.

Suuqan waxa la gu iibin doono ee ugu badani waa KABAHA rag iyo dumar ba, sidoo kale dharka xarragada iyo alaabaha kale ayaan ka maqnaan doonin, sida Shandadaha, saacadaha, Electronics-ka Iwm.

Si aad u ga mid noqoto dad ku xidhan suuqan, waxaan kaa codsanayaa in aad FOLLOW soo tidhaahda page ka, Siina share garayso si uu u gaadho dad badan oo kale.

In aad share garayso waa codsi saaxiib ee garab na gu soo in suuqani guuleysto.

htt:p//instagram.com/habeeyeshop

Want your business to be the top-listed Business in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Hargeisa