Axmed Midnimo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed Midnimo, Journalist, Hargeisa.
24/05/2026
Maxamed Ordaaye oo ka cawday dhaqaalihi loogu balan qaaday oradkii uu 18-may ku daahfuray oo la siin wayay ayaa yidhi,
“ Waxaan fagaarahaas tagay aniga oo aan subaxaa soo quraacan, xataa dhibic biyo ahna aan cabin. Dad badan oo daawanayay muqaalkayga iyo qaabkii aan u soo bandhigay dareenkayga ayaa arkayay dihaanka iyo daalka iga muuqday, su'aalo badanna igala xidhiidhay.
Waxaas oo dhan waxaan u samaynayay waa jacaylka aan u hayo dalkayga iyo calankayga.
hase yeeshee, waxa layaab iyo amakaag ku noqotay naftayda inaan kala kulmay masuuliyiintii hawshaas gacanta ku haysay waxaanan marnaba ka filayn.
Wixii ay igula ballantameen iyo wixii aan xaqa u lahaa midna k**a helin, waxaanan goobtii ka soo laabtay aniga oo faro madhan, illaa maantana aanan wax jawaab ah ka helin cid kasta oo ay khusaysay.
Qaranimadu waa wax wadaag iyo in la isku kalsoonaado. Waxaan halkan baaq uga dirayaa masuuliyiinta ay khusayso inay hoos u eegaan cabashadan, xaquuqda fannaaniintana aan lagu tuman, ballantii aan ku heshiinnayna sidii loogu talagalay loo fuliyo.”
21/05/2026
"Laba qodobba waan kula yaabay shir saxaasadeedkii wasiirka
Marka h**e wasaaraddu waxa ay leedahay wasiirku xigeen,agaasime guud iyo agaasime waaxeedyo way ku filaayeen arrinta wasiirku ka hadlay.
Talabaad aqoonsi iyo safaarad waxaa ku shaqo leh wasaaradda arrimaha debeda iyadana waxaad moodaa in uu dar-jiidhay. Dawladu shaqo walba ciddii ku hanbboon ha u dirto". Abwaan yusuf shaacir
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Hargeisa
90012