ALPHA University
Hargeisa Main Campus
We are delighted to welcome you for the first time. Today is the start of a new adventure, new challenges to face, new memories to
02/02/2026
๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐น๐ฝ๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐ฟ๐ฏ๐ฒ๐ฟ๐ฎ
๐๐๐น๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ถ๐น๐บ๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐๐ฎ
Kulliyadda Tababarada iyo Cilmi Baadhista Ee Jaamacadda Alpha Berbera, waxa ay Ogaysiinaysaa dhamaan cid kaste oo jecel Barashada Cilmiga Computer-ka in la idiin diyaariyay:
๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ผ ๐ฎ๐ต: ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐ง๐๐ ๐+ ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐๐๐ฒ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ & ๐ฆ๐ผ๐ณ๐๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ถ๐ป๐ถ๐ป๐ด.
๐๏ธ ๐ณ๐๐๐๐๐๐๐: ๐ฌ๐๐. ๐ด๐๐๐๐๐๐ ๐ด๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐
๐ ๐ฉ๐ฒ๐ป๐๐ฒ: Alpha University Berbera Hall.
๐ ๐ก๐ฎ๐๐๐ฟ๐ฒ: ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ผ๐๐ฟ๐๐ฒ.
โฐ ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ: 04:40pm---08:40pm. (Thursday, Friday)
๐๏ธ ๐๐ฎ๐๐ฒ: ๐บ๐๐๐๐: 5/2/2026 .
๐ท๏ธ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ผ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐ต:
waa Tababar Aasaasi oo IT ah, ardaygana loo diyaarinayo suuqa shaqada, kana caawinaya helidda xirfado la jaanqaadaya baahida tiknoolajiyadda casriga ah.
Tababarkani ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ qof kasta oo doonaya ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐ป ๐บ๐๐๐๐๐๐, ๐ช๐๐๐๐๐๐๐ ๐ป๐๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐ ๐ป๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐, isla markaana uu helo shahaado Professional oo Jaamacadeed oo uu kor ugu qaada fursadaha shaqo iyo horumarka xirfadeed.
๐ฏ๐๐
๐ ๐๐ ๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐:
063-4097111, 4697588.
๐ฌ ๐๐๐จ๐จ๐๐๐ ๐๐๐๐ฉ๐จ๐ผ๐ฅ๐ฅ:063-4097111
๐ฃ Si aad u hesho, Fariimaha iyo Ogaysiisyadda Jaamacadda Alpha Berbera, kusoo biir WhatsApp Group-kan:
๐ ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฝ๐ฝ ๐๐ฟ๐ผ๐๐ฝ ๐๐ถ๐ป๐ธ
https://chat.whatsapp.com/DCQvvnWI1a54lXkfbG6j6F
๐ฏ๐๐
๐
๐๐ ๐๐๐
๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐
๐ ๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐
๐๐, ๐ฒ๐ ๐๐๐๐ ๐ฎ๐๐๐๐-๐๐๐
๐ ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐๐ฝ๐ฝ ๐๐ฟ๐ผ๐๐ฝ ๐๐ถ๐ป๐ธ ((๐ด๐๐
๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐ ๐ฟ๐๐
๐๐๐ ๐จ๐๐
๐๐๐
๐ ๐๐ ๐๐๐๐
๐๐ ๐ฑ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐).
https://chat.whatsapp.com/HvS9C8L9XJ2E6JBcsuh8us
16/01/2026
OGAYSIIS
Iyadoo la tixgelinayo habeenka barakaysan ee Al-Israโ Wal Miโraj, dheelmintii Nebigeenna suubban (SCW), waxa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda sanadka 1aad 2aad iyo sanadka 3aad ee dhigata Jaamacadda Alpha in ay jaamacaddu fasax noqon doonto Sabtida, 17/01/2026, oo ku beegan 28 Rajab 1447H.
Sidaas awgeed, casharrada iyo howlaha jaamacaddu waxay si toos ah dib ugu bilaabmi doonaan Maalinta Axadda, 18 January 2026.
Ilaahay (SWT) ha inoo barakeeyo habeenkan sharafta leh, hana naga yeelo kuwo ka faaโiidaysta fadligiisa.
Xafiiska Arrimaha Ardayda
Jaamacadda Alpha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 12:15 |
| 15:00 - 21:30 | |
| Tuesday | 08:00 - 12:15 |
| 15:00 - 21:30 | |
| Wednesday | 08:00 - 12:15 |
| 15:00 - 21:30 | |
| Thursday | 08:00 - 11:45 |
| 16:30 - 20:30 | |
| Saturday | 08:00 - 12:15 |
| 16:30 - 21:00 | |
| Sunday | 08:00 - 12:15 |
| 15:00 - 21:00 |