Hanasho Films
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanasho Films, Media/News Company, Hargeisa.
Yuusuf Shaacir Iyo Maanso Cusub
Ali Harare oo booqday Soomaali iyo Maraykan Darbi jiif ah oo nolol adag ku nool
19/01/2023
TALEX : Garaad Abdilahi Garaad Saleebaan ayaa Beelaha walaalaha ah ee Nuur Axmed Samakaab Ali iyo Farax Ali ukala wareejiyey magta 10 nin
Garaad Abdilahi iyo qaar ka mid ah Caaaqilada Maxamuud Garaad oo mudo Talex ujoogay siday nabad uga dhalin lahaayeen ayaa ku guulaystay
Beelaha ayaa si buuxda uqaatay nabad ka dhalata Deegaanka Taleex.
Bilowga Hanuunka | Imaam Abuu Xaamid Al Qasaali | Hakis Bile.
Hakis Bile kalkiisa labaad waxa aad ku dhageysan doontaan habeen kaste oo jimce soo galayo buuggan Bilowga hanuunka oo la tarjumay. Dhegaysi Wanaagsan.
19/01/2023
Naag ayaa ninkeeda surprise aan caadi eheen usamaysey. Fiiri sawiradaan illaa dhaamaadka
19/01/2023
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ka dhacay xarunta Degmada Kaxda, kulankan ayaa Waxaa soo Agaasimay Guddoomiyaha Degmada Kaxda Mudane Abdullahi Sheikh Abdirahman.
Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha Guud ee Gobolka, Taliyaha Ciidanka ilaalinta Deeganka, Taliyaasha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Boliiska iyo Nabad-Sugidda, Agaasimayaal iyo Guddoomiyaasha degmooyinka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Address
Hargeisa