Naasir
Somalia πΈπ΄ππππππΈπ΄
Shirkii Golaha Ammaanku wuu soo xidhmay. Waa la dooday, la isku hurgufay, oo la hadlay. Balse qaraar gole laga ma soo saarin. Taasina waa u guul Soomaalilaan, labo sababoodba: 1) Markii kowaad taariikhda ayaa SL arrinkeeda lagaga murmay golahan ugu muhiimsan fagaarayaasha caalamka; 2) Go'aan gole oo diidaya aqoonsiga la isla ma qaadanin taas oo caqabad dheeraad ah ahaan lahayd. (Shirku ma uu ahayn mid qaraar lagu gaadhayo - adoption session; wuxuu ahaa mid la isku xaalwaraysanayo - briefing session).
Soomaalilaan waxay gool diblomaasiyadeed ka dhalisay garoon aanay xubin rasmi ah ku lahayn.
Waa warsangali yar yar o so korayaπ€£π€£
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
N
Hargeisa
700102