Orange Automotive Service Center - OASC

Orange Automotive Service Center - OASC

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Orange Automotive Service Center - OASC, Automotive repair centre, Cabdiraxman, Hargeisa.

30/07/2021
13/06/2016

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS Orange Automotive Service Center waa xarun cusub oo laga furay magaalada hargaysa
Adeegyada aad ka helaysa waxa kamida
1.baabuurka oo si casreya laguugu maydayo
Waydhigu waxa uu ujalabaxayaa lobanooc oo
Kala ah normal wash oo ah biyaha qabow oo Atwood kusocda iyo steam water oo ah biyo diran biyahaaso umasiin turay siwacan gadhiga siwcan usoo sarta
2.ka badalida tayirada iyo iibintoodaba
3.saliid kabadalida iyo iibinteedaba
4.badalida Ac
5.badalida baytariga iyo iibintiisa
Iyo waliba adeeyo kale oo dheeraada ah waxa kaga hawlgala shaqaale hawlkara oo ujajaban shaqada ay qabanayaan oo hawsha aad ubaahantahay kugu dhamaynaya waqtiga ugu wanaasan ee kuraaligalinaya. Meheradu waxay kuraalaa dayrka jamacada addisiboba ayay kaga dhagsantahay dhanka koonfurgalbeed ama waxa aykujeedaa wadada hormarta xarunta ciidanka damdamiska ee magaalada hargaysa. wixii faahfaahina ee intaas dheer kalasooxidhiidha, Tel: 0634421179 , 0633433938,,

Want your business to be the top-listed Autos & Automotive Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Cabdiraxman
Hargeisa
CABDI1234

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00