Signaljet
Signaljet waa shirkad si xirfad sare leh u bixisa dhamaanba adeegyada kala duwan ee daabacadaha iyo nashqadaynta.
02/05/2022
Ciid wanaagsan dhammaan macaamiishayada sharafta badan iyo ummadda Muslimiinta ahba. Shirkadda Signaljet waxay idiinku hambalyaynaysaa munaasibadda Ciidda Ciiddul-Fidriga.
Ilaahay (SWT) waxaanu ka baryaynaa inuu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadaan. Farxad ku ciida dhammaantiin.
21/04/2022
Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Signaljet waxay macaamiisheeda sharata leh ugu bushaaraynaysaa inay u samaysay qiimo dhimis balaadhan oo ah qaybta daabacaadda iyo qurxinta baabuurta. Qiimo dhimistu waa 35%, waxaanay soconaysaa tobanka dambe ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Gaadhiga noohada ah waxaad ku helaysaa $312, halka uu markii h**e ka ahaa $480.
Gaadhiga baska haice-ka ah waxaad ku helaysaa $325, halka uu markii h**e ka ahaa $500.
Gaadhiga probox-ta waxaad ku helaysaa $253, halka uu markii h**e ka ahaa $390
Hadaba h**e u gaadh oo ka faaidayso macmiil qiimo dhimistan balaadhan.
Wixii faahfaaina kala soo xidhiidh
063 4157595 | 063 4417871 | 063 6654528 | 065 4157595
18/11/2021
Hass Petroleum Somaliland gacmo furan ku soo dhawaada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargesa