HarHub
HarHub was founded in 2018 as an innovation Hub and headquartered in Hargeisa, Somaliland.
22/04/2026
๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฆ๐
Weegan Waxaa si rasmi ah uga bilaabmay Boorama barnaamijka ๐๐ ๐ซ๐ข-๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐ฑ๐
Dhalinyarada ka qaybgelaysa barnaamijkan waxa lala wadaagay hordhac dhamaystiran oo ku saabsan barnaamijka, iyagoo si qoto dheer u fahmay fursadaha ku jira climate-smart farming iyo dhisidda ganacsiyada beeraha ee casriga ah.
Dhanka kale, project teamka ayaa soo bandhigay qorshaha oo ku saabsan marxaladaha tababarka iyadoo la faahfaahiyay taageerada la siin doono, iyo sida ka-qaybgalayaashu uga faaโiidaysan karaan tababar, hagid (mentorship), iyo fursado maalgashi.
Intii lagu jiray maalinta orientation-ka, waxaa si cad u muuqatay ka goโnaan ay muujiyeen ka-qaybgalayaashu, kuwaas oo soo bandhigay fikrado ganacsi oo cusub isla markaana muujiyay rabitaan xooggan oo ay ku dhisayaan agribusinessyo la jaanqaadaya isbeddelka cimilada.
Tani waa qorshe lagu sii wadayo dhisida jiil cusub oo agripreneurs ah, kuwaas oo door weyn ka qaadan doona horumar waara ee mashruuca Green Project.
Venue Borama Innovation Hub
SOS Children's Villages Somaliland
12/04/2026
๐ข ๐๐ซ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐
๐
๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐๐๐ ๐ญ๐จ ๐๐ซ๐จ๐๐ฎ๐๐ญ: ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐ ๐ ๐๐จ๐๐๐ฅ ๐
๐จ๐จ๐ ๐๐ซ๐๐ง๐
Ma leedahay fikrad ganacsi oo aad mar walba ka fikirtay, balse aadan wali u beddelin product dhab ah oo shaqaynaya? amase ma kugu adkaatey in product gaaga aad suuqa geyso, kasbatona macamishada ugu horreysa? Hadaba Kulankan Ardaaga Hal-abuurka wuxuu kuu furayaa wadadaas isagoo ku tusaya sida fikrad yar ay ugu bixi karto suuqa oo ay u noqon karto ganacsi shaqeeya.
Kulankan waxa nala wadaagi doona Kamil Ahmed, oo ah Asaase iyo hal abuure ganacsi, isagoo asaasey shirkad wax soosaar dalka gudiihiisa.
Waxaad ka heli doontaa faham dhab ah oo ku saabsan sida ganacsi looga bilaabo wax yar, sida macaamiishii ugu horreeysa loo helo, iyo caqabadaha dhabta ah ee ganacsiga laga abuuro wax soosaarka dalku leeyahay iyo sida looga gudbo.
๐
๐๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐๐, ๐๐๐๐
โฐ ๐:๐๐ ๐๐
๐ ๐๐๐ซ๐๐ฎ๐ ๐๐๐ฅ๐ฅ, ๐๐๐ซ๐ ๐๐ข๐ฌ๐
๐ Isdiiwaangeli hadda si aad uga qayb gasho una hesho hagista aad u baahantahay si aad u bilowdid ama u horumarisid ganacsigaaga:
https://forms.gle/MQ9LDQdUdBvWUQLF9
Haybe Peanut Butter
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the restaurant
Telephone
Website
Address
UNDP Road, Biibsiga
Hargeysa