Gallad Renting And Selling 'Gallad Real Estate'

Gallad Renting And Selling 'Gallad Real Estate'

Share

business ALLA MAHAD LEH

14/03/2024

✨Sheekadii iigu qosolka badneyd ee aan weligay maqlo.

🌿Nin baa waxa uu arkay fooq dheer markaas buu yidhi
🤲🥺أستغفر االله
🌿Xoogaa markuu socday ka dib waxa uu arkay nin waalan markaas buu yidhi
🤲🥰الحمد لله
🌿waa uu ka sii socday wuxuuna arkay masjid markaas buu yidhi
☝️❤️الله أكبر
🌿Waa uu socday ka dib waxa uu arkay laba nin oo is laynaya markaas buu yidhi
👆🥺"لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم"

✨Bal u fiirso !, sidaad wax qosol😂 ah u raadinaysay ayaad ajar shaqaysatay. Bal mar kale Nebiga ku Salli
🥰اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

®️Ramadaan Mubarak

Photos from Gallad Renting And Selling 'Gallad Real Estate''s post 23/12/2023

🏠GURI KIRO AH/HOUSE FOR RENT Guri Madhan 🌿 Goobta :Jigjiga yar 'Hargeisa'.
🌿 Aaga : Waqooyiga Schoolka British.

🌿 Faahfaahinta Guriga
📐
🛋️ 1 Fadhi iyo Cunto
🛏️ 4 Qol oo jiif ah
🚽 3 Suuli
🔪 1 kitchen.
🏠 0 Store
🏘️ 0 Service
💧 Biyaha Guriga : Biyo Maleh
🧱 3 Gaadhi gal Deyrka
💲 Qiimaha Guriga $300
🏠 Nooca dhiska : Dhiskii dhexe

📲wixii faahfahin ah nagala soo xidhiidh numberada hoose

🌿252 63 4048633 Whatsapp
🌿252 63 4048633
🌿252 63 3381561
🌿252 65 4048633

📧Email: [email protected]

Macmiil haddii aad hayso dhul' Guri iib ah ama kiro ah waxay shirkada Gallad Real Estate diyaar u tahay inay kuu adeegto Mahadsanid. G R S
🌿ALLAA MAHAD LEH🌿

Photos from Gallad Renting And Selling 'Gallad Real Estate''s post 11/12/2023

🏠GURI KIRO AH/HOUSE FOR RENT Guri Madhan 🌿 Goobta :Jigjiga yar 'Hargeisa'.
🌿 Aaga : Jamacada Admasta 3aad.

🌿 Faahfaahinta Guriga
📐
🛋️ 1 Fadhi iyo Cunto
🛏️ 4 Qol oo jiif ah
🚽 3 Suuli
🔪 1 kitchen.
🏠 0 Store
🏘️ 1 Service
💧 Biyaha Guriga : Biyo Maleh
🧱 1 Gaadhi gal Deyrka
💲 Qiimaha Guriga $300
🏠 New house : Guri cusub : Dhiskii danbe

📲wixii faahfahin ah nagala soo xidhiidh numberada hoose

🌿252 63 4048633 Whatsapp
🌿252 63 4048633
🌿252 63 3381561
🌿252 65 4048633

📧Email: [email protected]

Macmiil haddii aad hayso dhul' Guri iib ah ama kiro ah waxay shirkada Gallad Real Estate diyaar u tahay inay kuu adeegto Mahadsanid. D R S
🌿ALLAA MAHAD LEH🌿

Want your business to be the top-listed Business in Hargeysa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Jijgjiga Yar
Hargeysa
252634048633

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Friday 16:00 - 19:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00