IfaJet
Ifajet largest Media, a branding Digital printing company in Somaliland
27/06/2023
HAMBALYADA Munaasibad Ciidul Adxa
mubarik
Shirkada dabacada casriga ah Ee Ifajet
Mamulka iyo shaqaalaha shirkada Ifajet wuxu hambalyo iyo bogaaadin udirayaa Dhamaanba umada islaamka iyo macaamiisha shirkada
meelkasta oo ay dunida ka joogaan,munaasibada ciidal adxa awgeed waxaan Ilaahay ka baryeynaa
inuu Ciida Ciideeda bash bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo.
17/05/2023
HAMBALYADA MUNAASIBA 18 MAY JAMHUURIYADA SOMALILAND
Shirkada dabacada casriga ah Ee Ifajet
Mamulka iyo shaqaalaha shirkada Ifajet wuxu hambalyo iyo bogaaadin udirayaa shacabka jamhuuriya somaliland munaasibada 32aad ee
18ka May, kana soo wareegtay xaqiijintii qarrankan ee lasoo noqoshadii gobanimadii luntay ee 1960, waxaanu tahniyad
iyo hambalyo u dirayaa ummada reer Somaliland meel kastoo ay joogaaan
dhamman dunida dacaladeeda.
mamulka shirkadu waxa kale oo uu hambalyo udirayaa dhamaanba macaamiisha shirkada
meelkasta oo ay dunida ka joogaan,waxaan Ilaahay ka baryeynaa
inuu sanadkaa sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo. 18 may.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Area Wadada Togdheer
Hargeysa