Takaful Insurance

Takaful Insurance

Share

Takaful Insurance Group, the First Islamic Insurance Group in East and Central Africa. #Caymis #OmerHashiGroup #CaymisSomaliland #Takaful #Insurance

17/05/2026

Happy 18 May Sanad Guuradi 35-naad ee Madax Bananida Jamhuriyada Somaliland

Photos from Takaful Insurance's post 28/03/2026

𝗦𝗶𝗱𝗲𝗲 𝗖𝗮𝘆𝗺𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱𝗸𝘂 𝗸𝘂 𝗖𝗮𝗮𝘄𝗶𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮?

1- 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐚𝐟𝐤𝐚 𝐒𝐞𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 (𝐓𝐡𝐢𝐫𝐝-𝐏𝐚𝐫𝐭𝐲 𝐈𝐧𝐬𝐮𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞): Bixinta magdhowga khataraha dadka kale tusaale, haddii aad shil gasho dhibaatana gaadhsiiso gaadhi kale, hanti kale ama dhaawac qof kale caymiska darafka seddexaad wuxuu kaa bixinaya magdhowgaas. Taas oo la micno ah, dhibaatadada aad u geysato dadka kale iyo hantidooda kaliya ayuu bixiyaa, wixii adiga kusoo gaadha ma bixiyo.

2- 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐤𝐚𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 (𝐂𝐨𝐦𝐩𝐫𝐞𝐡𝐞𝐧𝐬𝐢𝐯𝐞 𝐈𝐧𝐬𝐮𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞): Bixinta magdhowga dhammaan Khataraha tusaale haddii gaadhiga uu la kulmo shil, dhaawac, ama burbur hanti, caymiska wuxuu bixin doonaa magdhowga dhammaan lacagaha ka dhasha khatarahaas oo dhan.
Wixi faafaahin dheeraad waxa ad nagala so xidhiidhi kartaa numberska 0633400099 ama xafiiska nagu so booqo fooqa Omar Hashi Building dabaqa koowad.

26/03/2026

أسعد الله جمعتكم بكل خير

Want your business to be the top-listed Finance Company in Hargeysa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Omar Hashi Building
Hargeysa

Opening Hours

Monday 07:30 - 19:00
Tuesday 07:30 - 19:00
Wednesday 07:30 - 19:00
Thursday 07:30 - 19:00
Saturday 07:30 - 19:00
Sunday 07:30 - 19:00