Horn Promotion
We are Horn Promotion, we provide a promotion platform that enables businesses to connect to their p
29/12/2018
Bushaaro Bushaaro Bushaaro !!!
Akademiga Faiz Academy oo looga bartay culuumta horumarinta Aadamaha, waxa uu ugu buusharaynayaa dhamaan ardayda iyo bulsho waynta ku xidhan ee jecel barashada cilmiga horumarinta aadamaha, inuu sanadka cusub bilaabi doono maadooyin cusub. Sidoo kale inuu usoo kordhin doona dadka aan xarunta iman karayn ee ka fog qayb online ah oo aad ku baran doonto adigoo goobtada shaqo iyo gurigagaba jooga wakhti kasta oo aad u baahantahay.
ha mooganin fursadan qaliga ah, ka faa,idayso oo h**e isku diwaan gali. wixii faahfaahina kala xidhiidh ciwaanada iyo numberada stickerka ku xardhan. waad ku mahadsantahay soo boqoshadada iyo wakhtigaga qaaliga ah ee aad nasiisay MAHADSANID 😃
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeysa