Hirshabelle Development Research Center HDRC
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hirshabelle Development Research Center HDRC, Educational Research Center, Wadada Madaxtooyada, Jowhar.
12/06/2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu Wehliyo Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Madaxtooyada Hirshabeelle kulamo muhiim ah Kula qaatay hoggaanka dhaqanka Hirshabeelle kuwaasi oo diiradda lagu saaray xoojinta iyo Dardargelinta wada shaqeynta bulshada guud ahaan Deeganada Hirshabeelle
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabelle Ayaa Odayaasha dhaqanka deegaaanada Hirshabeelle kala hadlay sidii ay door muuqda uga Qaadan lahaayeen hirgalinta doorashooyinka loo Dhanyahay ee dhowaan ka qabsoomaya Deegaanka, xoojinta geeddi socodka Dimuquraadiyeynta dalka iyo adkeynta Dowladnimada, iyagoo oo ku amaanay doorkooda Wax ku oolka ah ee hoggaanka dhaqanka Deegaanku ku leeyihiin nabadda, horumarka, Midnimada iyo dhismaha dowladnimada.
Hirshabeelle hormarsan, Hagaagsan iyo Hoggaan suuban.
Haddal-jeedinta Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ee sannad-guurada aas-aaska Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Gudlawe Hussein.
ππ’π«π¬π‘ππππ₯π₯π πΎππππ π²ππππππ β΅πΊππππππ 2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jowhar
Opening Hours
| Monday | 08:30 - 17:00 |
| Tuesday | 08:30 - 17:00 |
| Wednesday | 08:30 - 17:00 |
| Thursday | 08:30 - 14:00 |
| Saturday | 08:30 - 17:00 |
| Sunday | 08:30 - 17:00 |