Find schools & colleges in Jowhar. Listings include Sheikh Hussein Adde, Al-hamdu School of Science and languages, Hareeri Caadle Primary and Secondary School, Caalim Computer Academy, Al AQSA Academy, Aqoon Bile Academy.
Kani waa page ka rasmiga ah ee Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlad goboleedka Hirshabelle, ula jeedka page kan ayaa ah inaan kuso bandhigno howlaha wasaaradda ay u ...
our school page are very specific and identify quality of teachers work
Midowga Ardayda Iskuulka Sheikh Hussein Adde
Dugsiga Hoose, Dhexe iyo sare ee Biyacadde
Hoyga Aqoonta Iyo Technology Da Casriga ah
مرحبا بكم بمدرسة جوهر بلى الآساسية والثانوية وهي منبع العلم والأخلاق
Machadku wuxuu u taagan yahay baridda iyo faafinta Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta Shareecada Islaamka. Waxaan si heer sare ah u barnaa ardayda doonaysa barashada diinta Islaamka. ...
dugsiga Al-ansaar waxaa lagu bartaa maadooyinka cilmiyeysan,luqadaha, kutubta diinteena suuban iyo k
1 -Barashada Cilmiga Computerka 2 -Sameynta Computerka 3 -iibinta Computerada Cuseeb iyo Celisba N.B: Waxii Faahfaahin Dheeri ah Nagala soo Xiriir +252 616510035 | 626510035
Al-Aflax Academy Waa iskuul gaar loo leeyahay, waxana uu soo saaraa arday heerkoodu sareeyo.
waa page-ka rasmiga ah Ee ururka Midowga Ardayda Jaamacadda Zamzam faraceeda jowhar, waxaad kala soco doontiin waxqabadka Ardayda
Al-Aqasa Academy waa iskuul gaar loo leeyahay kaasoo kuyaalaa degmada jowhar
"We can provide you high quality education" 《it locates jowhar district specially hantiwadag village branch bayraye》"For more inf:-+252616528851" { Registration new course of gene...
DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE ISNAY BIYASO JOWHAR.
Fadlan linke iisaar ooo nala faafi qeyrka,
halkani waa page ka rasmiga ah ee school xasan dhaal
Hirshabelle Development Research Center HDRC is an independent, nonpartisan, nonprofit research institute dedicated to peacebuilding, promotion of Democracy and respect Human right...
Sheik Hanafi Primary and Secondery School is one of the most influential high schools in Somalia. Es
Bar Ama Baro Kana Baro Machadka Barashada cilmiga Computerka iyo Tiknolojiyada Ee Bidhaan