Jilyale Relief Development Organisation - JIRDO
JIRDOSOM
JILYALE RELIEF DEVELOPMENT ORGANISATION
19/11/2022
Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud " Sida aad la wada socotaan dalkeennu waxa uu la tacaalayaa xaalad adag oo ka dhalatay jiilaalka iyo abaaraha daba-dheeraaday ee ragaadiyay nolosha dadkeenna ku tiirsan dhaqashada xoolaha, kaluumeysiga iyo tacabka beeraha. Saamaynta abaartaas ka dhalatayna ma saamayn oo keliya dadka balse waxa ay dhaawac u geysatay dhaqaalaha guud ee dalka maaddaama xoolaha iyo beeruhu yihiin laf-dhabarka dhaqaalaheenna.
Si aan ula tacaalno abaraaha, dalkana looga badbaadiyo macluul baahda oo gallaafata dadka, waxaan qaadnay Tilaabooyin isagu jira u qareemid uu hormuud u yahay Eragyaga Gaar ka ah ee abaaraha. Waxaan dhisnay Wasaaradda Deegaanka iyo Is-beddelka Cimilada taas oo durbaba ka howlgashay sidii loo gaari lahaa Soomaaliya Cagaaran. Waxaan dib u howlgalinay Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, iyadoo mudnaan gaar ah la siinayo ka jawaabidda howlaha gurmadka iyo samata-bixinta dadka dhibaateysan".
Qaar kamid ah Hay’addaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka bani aadamnimada iyo mas'uuliyiin kasocota maamulka Gobolka Sh.dhexe ayaa qiimayn u tageen tuulooyinka ee kusoo barakaceen qoysaska abaaraha saameeyeen
13/02/2022
Middle Shebelle region runs through the river Shebelle .Its residents mostly depend on farms and livestock, last four seasons catastrophic climatic changes recorded in the region which resulted natural disaster, currant Middle Shabelle region inhabitants challenging the drought affects since at this time of every year of winter season shortage of drinking water experiences and the river getting empty its water and now seems to be a contaminated which may bring water born diseases. and there`s some stagnant water which is the sources of drinking and consume and other needs but in the past of the last two years the water of the River Shebelle have been decreasing or making consecutive floods, The villagers are now tired of life-threatening challenges. In the process of the survey.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Jowhar