CASRI Creams
The objectives of an ice cream business come down to two primary goals – making customer satisfactions and strive to our customers expectations
03/12/2022
Vinalla ice cream waxad ka heli karta xarunteena Jowhar ee CASRI Creams
03/12/2022
Waxan kuu keenay jalaato casri ah oo dibada ah isla markaana aad u dhadhan macaan waxaad ka heli kartaa xaruntena Jowhar ee nasoo booqo.
22/07/2022
Jumca Wanaagsan dhaman macaamiisha CASRI Creams
09/07/2022
Eid wanagsan dhamaan ummada muslimiinta gaar ahaan Ummada soomaliyeed iyo waliba macaamiisha CASRI Creams waxaan Allah ka baryeynaa in ciidan teeda kale caafimad iyo barwaaqo nagu gaarsiiyo.
19/06/2022
CASRI Creams waxaad ka heli kartaa dhamaan nuucyada kala duwan ee jalaatada, macmacaanka, cabitaanada iyo agabyada kale ee nafaqada caruurta waxeyna macaamiisheda u shaqeysaa ilaa 12:00 habenimo hadaba kaalay oo ka tukaameyso.
12/06/2022
xafladi furitaanka ee CASRI Creams
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the restaurant
Telephone
Website
Address
Jowhar
252