OOGLE MEDIA

OOGLE MEDIA

Share

Oogle Media

08/07/2023

Wasiir dowlaha Wasarada Waxbarashada Jubaland Hon Ahmed Issack Ibrahim

"Waa hogaamiye ku sifoobay Dhamaan Sifooyinka hogaamiyaha wanaagsan"

• Daacadnimo (Honesty) waa qof daacada, run-sheega, aamina, akhlaaq iyo milgo leh, oo wax u kala soocan yihiin.

• In-dheer garad (forward looking) Waa qof aragti dheer leh, mustaqbal quruxbadan odorosi kara, sawiri kara meesha loo socdo isla markaana dadkiisa tusi kara inay u wada ordaan xaqiijintaz himilo iyo hiigsi la wada leeyahay oo qof waliba iska dhex arkayo.

• Dhiirigaliye/ (Inspiring) waa qof guubaabiye ah, niyadsami leh oo nolosha dhinaca fiican ka eegaya, firfircoon, jecel oo dhiiri galinaya dadkiisa, isla markaana noolaynaya ama la dhabaynaya riyooyinka iyo himilooyinka isagoo u maraya inuu dadka jeclaysiiyo, xiise galiyo isla markaana u sawiro nolol hodan ah.

• Hawl kar (competent) Waa qof hawl kar ah oo garanaya waxaa uu qabanaayo, meesha uu dadka u hogaaminayo isla markaana karti iyo kasmo u leh hawl kasta oo xuduudiisa ah. Ma fadhiisto intuu dadka amar siiyo, wuu ordaa oo shaqeeyaa si loo helo la-hogaamiye aan daalin oo hawl kara.

27/05/2022

Mudane Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud Dalka Iyo Dadka Hormarkiisa Hadaad U Baahan Tahay Raysalwasaraha Dalka U Magacow Aqoonyahan Dalka Iyo Dadka U Soo Shaqeeyay Hadana Ah Gudoomiyaha Gobalka Jubada Hoose
Mudane Abdirashid A. Ali

Want your organization to be the top-listed Government Service in Kismaayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Kismaayo