SIMAD Innovation Lab
The biggest fully-fledged university-based innovation hub in Mogadishu, Somalia.
16/07/2026
Our Acting Director Ismahan Mohamed led insightful panel discussions on Financial Sustainability and the BIC Somali Network, while our Head of Innovation represented SIMAD iLab in advancing conversations on innovation and entrepreneurship.
We also celebrated the graduation of BIC Somali Cohorts 2 & 3. Congratulations to all the graduates
Together, we're building a stronger startup ecosystem in Somalia.
16/07/2026
SIMAD iLab is pleased to announce the signing of a Memorandum of Understanding (MoU) during the BIC Somali Innovation Forum.
The agreement was signed by our Acting Director, reinforcing our commitment to collaboration, innovation, and creating stronger support systems for Somali entrepreneurs and startups.
Together, we are building partnerships that drive sustainable economic growth and innovation
13/07/2026
Waxaan qeyb ka nahay qabanqaabada munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada (World Youth Skills Day).
Maalintan waxay xoojinaysaa muhiimadda ay leedahay in dhallinyarada lagu qalabeeyo xirfado horseeda shaqo, hal-abuur, iyo horumar waara.
Waxaan ku faraxsanahay in SIMAD Innovation Lab ay qeyb ka tahay munaasabadda 𝗪𝗼𝗿𝗹𝗱 𝗬𝗼𝘂𝘁𝗵 𝗦𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀 𝗗𝗮𝘆 𝟮𝟬𝟮𝟲, oo ay si wadajir ah u qabanqaabinayaan Horyaal Forum, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, iyo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS. Ka qeybgalkeedu wuxuu xoojinayaa dadaallada lagu kobcinayo hal-abuurka, ganacsiga cusub, iyo xirfadaha ay dhallinyaradu ku dhisan karaan mustaqbalkooda.
Anagoo si wadajir ah u wada shaqeynayna, waxaan rajeyneynaa in munaasabaddan ay noqoto madal dhiirrigelisa aqoon, hal-abuur, iyo fursado cusub oo ay ka faa'iideystaan dhallinyarada Soomaaliyeed.
📅 15 July 2026
🎯 𝗧𝗵𝗲𝗺𝗲: Skills for a Shared Future
Become a 𝗦𝗽𝗼𝗻𝘀𝗼𝗿 or 𝗣𝗮𝗿𝘁𝗻𝗲𝗿
📧 [email protected]
☎️ +252 61 9447589
11/07/2026
Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno in ardayda Koorsada Digital Marketing ee SIMAD iLab ay bilaabayaan Capstone Project-kooda, iyagoo la shaqeynaya 3 ganacsi iyo goob Caafimaad. Mashruucyadani waxay fursad u siinayaan inay ku dabaqaan aqoonta ay barteen isla markaana ku soo bandhigaan xirfadahooda iyagoo ka shaqeynaya baahiyaha dhabta ah ee ganacsiyada.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ganacsiyada LevelUp entertainment, Ocean Beauty, Hamar weyne mall iyo Dr Sumait Hospital ee taageeray barnaamijkan, kana qayb qaatay horumarinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Telephone
Website
Address
28J5+99 Mogadishu
Mogadiscio
28J5+99
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 15:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |