Abdi Rahiim Timajilic

Abdi Rahiim Timajilic

Share

Welcome To The OFFICIAL page Of Abdi Rahiim Timajilic

22/05/2025

Isku duubni gabdhaas toreyda uxirantahay iyo wiilka dhaawacaba waxey garab tagan yihiin ciidanka xabada ku jira guuleysta 💪🦁🐯

19/05/2025

24 hours

18/05/2025

DEGDEG:- Macawisleyda Beesha Xawaadle oo shalay illaa maanta casharro cajiib ah u dhigay Shabaabka arxan laawayaasha ah ee dhiigga Shacabka Soomaaliyeed ka ganacsada.

Aragtidooda gurracan ayaa u sheegtay Shabaabka iney weeraraan Mubaax oo katirsan Hiiraan isla markaasna ay joogaan sooma jeestayaasha aan xabadda ka cabsan ee Macawisleyda Xawaadle, waxaase ay la kulmeen in la jabiyey oo laga furtay shalay hub, dagaalkana looga gacan sarreeyey.

Saakay aroortii ayey mar kale soo weerareen iyagoon quusan Shabaabku Mubaax oo Macawisleydu joogto, saakay sida loo ceyrsanayey Aadan Yabaal oo ay kasoo duuleen ayaa lagu geeyey, waxaana Macawisleydu hadda hareereeyeen Aadan Yabaal oo Shabaabka ay ka qabsan rabaan. Waxay isku dhaarsadeen Macawisleydu ineysan dib u laaban iyagoon qabsan Aadan Yabaal oo gacanta dowladda aysan ku simin.

Dagaalka Somalia Macawisleydu hoggaan ha u noqdaan, iyagaa garanaya sida Shabaab la isaga celiyo.

Abdirahiim timajilac

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


21 Coronation Road
Mogadisho
COVENTRY,