Fiqi training center - FTC

Fiqi training center - FTC

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fiqi training center - FTC, Education, geed jaceyl, Mogadisho.

28/08/2019

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dhakhaatiirta iyo ardayda dhigata foculty of medicine in la bilaabay isku diiwaan galinta koorsiga
Clinical x-ray ( x-ray interpretation ).
Course ka wuxu ka kooban yahay :
1. Normal X-ray
2. Chest x-ray interpretation
3. Cardiac x-ray interpretation
4. Rheumatological x-ray interpretation
5. Abdominal x-ray interpretation.
This course is only for medical students
and doctors.
Location: warta nabada, geed jaceel
Time: 12/9/2019
Thursday at 3:00 PM
Duration: 4 weeks
Fee: 20$

26/07/2019

Fiqi training Centre wexey bixinesa korska ECG oo bilabanaya 1da August.
Waxa Cashirada iyo tababarka bixinaya dhaqaatiir xirfad sare uleh maadada oo dalka dibadiisa kusodhigtay qibrad badana wata.
korskaan waxu kakoobnaan doonaa cashiraadan:
1, Anatomy of the Heart
2, Physiology
3, Elecrophysiology of the heart
4, Intro to arrhythmias
5, Normal ECG pattern ,iyo
6, Cardiac pathologies and their ecg patterns.
Kusodhawoow gacmo furan oo kafaideso koorsadaan mudada gaaban oo wax tarka badan.
👨‍🎓 Fiqi training centre waxey kaqorantahay oo laga aqoonsanyahay Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.
📜 Waxad helesa shahaado la aqoonsanyahay oo kacawinesa in aad maadadaan kushaqeysid.
🕑 Koorska waxa uu soconaya mudo bil ah qiimahana waa $20.
📍 Xarunta Fiqi traininig centre waa Muqdisho, Wardhigle, Jidka wadnaha, Geed jeceyl (dabaqa Fiqi polyclinic).
📱 Nagalsoxariir : 0618407646 (ama watsapp, imo, messenger)

26/07/2019

Asc ardayda iyo aqonyahanada Somaliyeed. Kusodhawada Fiqi training centre oo laidinkaga Furay Magalada Muqdisho 🤗💗👌
Fiqi Training Centre waxaad kahelesan "courses" ama tababar iyo cilmi toos loogabahnyahay shaqoyinka dunida maanta.
Wexey anfacesa ardayda iyo dadka shaqeyaba si eey ukordhiyaan xirfadooda.
Dhawaan ayaa idin soobandhigi doona maadoyinka ee Fiqi training centre bixineso.
👨‍🎓 Fiqi training centre waxey kaqorantahay oo laga aqoonsanyahay Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.
📜 Waxad helesa shahaado la aqoonsanyahay oo kacawinesa in aad kushaqeesid maadada aad kabaratid xaruntena.
📍 Xarunta Fiqi traininig centre waa Muqdisho, Wardhigle, Jidka wadnaha, Geed jeceyl (dabaqa Fiqi polyclinic).
📱 Nagalsoxariir : 0618407646 (ama watsapp, imo, messenger)

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Geed Jaceyl
Mogadisho