Number One Pharma

Number One Pharma

Share

Shirkada Daawada ee Number one pharma waxaad ka heleeysaa daawo kasta, kala xariir 0613305050

Photos from Number One Pharma's post 18/05/2024

Daawooyinka gaaska ee laga heli karo wadankeena.

Qeebta labaad

B) Proton pump inhibitors
Proton pumb inhibitors waa daawooyinka yareeyo aash*tada caloosha sida

Omeprazole 20mg
1. Omeprasol 20mg india
2. Op 20 bangladesh
3. Demeprazol 20mg gasac turkey
4. Pepsol 20 masar
5. Omeprasol 20 uk sandos

Omeprasol 40mg
6. Omewell india
7. Tmd india
8. Seclo 40 bangladesh
9. Pepsol 40mg masar

Omeprasol injection
10. Omeprasol inj india
11. Connex 40 bangladesh
12. Prolock 40 bangladesh
13. Tmd inj india

Esomeprazole
14. Nexium 40mg turkey
15. Nexium 20mg turkey
16. Nexium powder turkey
17. Nexstep 40mg turkey
18. Neksus 40mg india

Lansoprazole
19. Lansoter 30mg turkey
20. Lansosan 30mg india
21. Lansoprasole injection india
Pantoprazole
22. Pantactive turkey
23. Pandev turkey
24. Pantoprazole injection Kenya

Photos from Number One Pharma's post 01/05/2024

Daawooyinka gaaska ee laga heli karo wadankeena.

QEEBTA 1AAD

Wadankeena waxaa laga heli karaa daawooyin badan oo lagu daaween karo gaaska. Daawooyinkaas waxaa kamid ah

A) Daawooyinka lagu daaweeyo bacteriyada ee ka dhalato gaaska (H pylori)

1. Trio tab (Sawir 1)
Trio waa kaniini turkey ah oo maado ahaan kasameesan Amoxicilin+clarithromycin+Lansprazle

2. Heli cure tab (Sawir 2)
Helicure waa kaniini masar ah oo kasameesan Omeprazole+Tinidazole +Clarithromycin 250 mg

3. Helicon cap ( sawir 3)
Helicon waa kaniini Bangladesh ah oo ka kooban Lansoprazole 30 mg+amoxicillin 1 g+ clarithromycin 500 mg

4. H pylori cap ( sawir 4)
H pylori cap waa kaniini Bangladesh ah oo ka kooban Lansoprazole 30 mg+amoxicillin 500mg+ clarithromycin 500 mg

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadisho