Qaran doon

Qaran doon

Share

Ninkii dilay walaalkeen ana wanoo danleeyahy

30/12/2023

Ciidankii Eritrea iyo wareysigii hanoolaato ee sargal kamid ah dhalinyartii Eritrea

Xiligi madaxweyne farmaajo 5000 ba lagu tawabaray Eritrea wxa ugu yaran qiyasteyda zarakil noqon kara 200 ilaa 300 boqol dufcadaha ciidankuna midba midii kahoreyday baa dhibowga ka sarta xite waxey siyaan casharada course gii labaray ee trainings ka kamadax banan.

Waa mid kale dhalinyartena somalia yedna waa kuyaryihn kuwa academic ga ah ee waxnabartay kuna bira ciidamada qalabka sida wxay ubadanyhn dhalinyaro fudud anan laheyn wax theory ah lagana yabe in qalabkaba ay uqaden durufo marka heyay ama cadawad, tusale in malin mid qori watahi kabadsaday malinta go,an uu garay qalabkana sida kuqaday, dadku iskuma darsane marka laga rebo in yar oo waxbaratay fudedna an laheyn cadifadna aysan ugeyn kubirista xoga dalka uguna jira xoga dalka in cududoda quwad iyo mid qalinba aay dalkoda uga saran durufaha ragaa diyay balse dunidan aan saranahay wxa kajira wax layirahdo "majority leads minority "oo ah inta badani wxay hogamisa inta yar sida awged inti yared ee educational ka hed wxa hogaminyo kuwi kabadna ee so shegay xaladooda.

Faaqidad kadib an uso labto mawduceygi markle isla Eritrea madaxweyne x.sheekh wxu geyay dhalinyara udhaxeysa 8000 ila 5000 waxana dhibowga kasaraya zarakiil kamid ah dufcadii iyaga kahoreyday wxeyna barayan dhalinta cusub wxi iyaga labaray oo dhameystiran kuna sidarsee waxa indha idheyn iyo kawarqabid ku sameyn dono zarakisha iyaga ka horeyy ragii diyariyay habkanina maha wax ku kooban wiilasha Eritrea ee waa system ka uyalo dufcad ciidana oo qalin jabiday oo iyago xurunti diyarinta iyo tawabarda ku sugan lagu dul keenay rag kale .

Ugu danbeyn hadi zarakisha Eritreans ka ah ee noo tawabaray 5000 ee dhalinyaro xiligii madaxweyne farmaajo iyo rag kamid ah kuwii eey tawabaren eey noo soo saaren qiyaas 5000 oo kale eeyna nojogan hatan 5000+5000=10,000 oo ah wiilasha Eritrea kana mideysan fikrada u shegay zargalka uu wareystay walalken ayanle xusen abdi ee ushaqeyneysa "sida garaca wadnaha oo kale" iyo tii kale ee kadarneyd ee uu ku tilmamay zarkalku in layirah "katakhalusida caqliyada bin aadamka iyo adegsiga arwaxda " horeyna waxey isagu racen aqonyahanada wax odraso in qofana ogen waxa laso maray uuna xali karin waxa taagan fahmina karin waxa soo socda, marka somalaay aan isla dareno halista ay ledahay 10,000 oo wilashena ah lana baray fikradaha Eritrea adunka karebay iyagana eey sii barayan 10,000 oo kale ilen hadey 6 sano gudahod tiro inta le,eg kuso saren dhalintenuna ubadanyhn kuwa aan waxbaran oo aan laheyn aragti dheer wxi aay yihin virus fafaya waa khatar cad ee hada inta gori goor thy dhaman inta lagu so tawabaray Eritrea dhaqan celin dib halogu sameyo ilen waa wilasheniyo oo anay jirin meel aay noga haraane.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu
3456