Mr. Maqaar

Mr. Maqaar

Share

Labiska ragga, electronics, qalab kala duwan tayo la hubo ka iibso ama ka dalbo halkan

Photos from Mr. Maqaar's post 16/01/2024

TRENDING NEW ARRIVAL 🚩

Waxaan idiin keenay saacadaha caaqilka ah nuucyadii u danbeyay waliba lasoo xulay lana hubiyay tayadooda iyo life perfomance-gooda damanad leh sidoo kalana leh features-kii u danbeyay sida ChatGPT, double finger style iyo call, biyana aan galeeyn ayaad ka heleeysaa xaruuntena Muqdisho

X9 ultra price $35
HK Ultra 2. $45
DW89 with Sim $65

Nuuca DW89 waa moobile oo kale ah waxeyna leedahay appska mobileda oo aad sidaa rabto u isticmali karto soona dajisan karto, dabkoodana muddo ayuu ku haynaa.

Soo dhawaada suaashada noogu reeb qeybta Comment-ga.

🚩 Muqdisho, via Layberia. ☎️ 0615038822

Photos from Mr. Maqaar's post 24/12/2023

TRENDING NEW ARRIVAL 🚩

Saacado madaxeed, Fashion, Smartwatch, Sports tayadooda la hubo, biyo aanan galaynin, leh damaanad ayaan tiro kooban idiin kaga keenay. FG. Qiimaha waan ku dulqornay. Iyo airpods ayaad ka heleeysaa xaruunteena Maandeeq

FG: Smart waa $35
Appel D89: $70

🚩 Muqdisho, via Layberia. ☎️ 0615038822

Photos from Mr. Maqaar's post 27/11/2023

𝗤𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗗𝗵𝗶𝗺𝗶𝘀 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗳𝗮𝗿 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 🚚👖

Waxaan idiin keenay saraawiishii labiska Akhyaarta iyo dhalin yarada oo ah 𝗱𝘂𝗻 𝟭𝟬𝟬% 𝗠𝗮𝗱𝗲 𝗶𝗻 𝗧𝘂𝗿𝗸𝗲𝘆 🇹🇷 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗱𝗲 𝗶𝗻 𝗜𝗻𝗱𝗶𝗮 🇮🇳 𝗔𝗵 .

📌 Xarumaha: Muqdisho Via Layberia 615038822 ama WhatsApp +252 615038822 nagala so xiriir

Waxaa sidoo kale diyaar ah Delivery dhamaan gobolada dalka.

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Friday 15:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00