DR: HAYLE

DR: HAYLE

Share

00252

06/10/2022

DIGNIIN IYO WARGELIN

Digniin ku saabsan Daawooyinka tayadoodu hoosayso wasakhna kujirto oo laga helay Dalka GAMBIA.

Waxaa jiro ilaa afar sharoobo oo ah kuwa loo isticaamalo caruurta qabo infakshanka neefmareenka ayaa waxaa nala soo wadaagay Hay’adda Caafimaadka Aduunka (WHO), Sharoobooyinka ayaa ah:

1- Promethazine Oral Solution,
2- Kofexmalin Baby Cough Syrup,
3- Makoff Baby Cough Syrup and
4- Magrip N Cold Syrup.

Waxaa lagu xaqiijiyay baaritaan lagu sameeyay daawooyinkaas inay ku jiraan labo maado kiimikaalis ah oo ka badan xaddigii la ogolaa taas oo keentay waxyeelo caafimaad, maadooyinkaas oo kala ah (diethylene glycol and ethylene glycol).

Wasaaradda caafimaadka Dowladda federaalka waxay ganacsatada Soomaaliyeed daawada inaysan keenin daawooyinkaas ay sameeyso shirkadda Maiden Pharmaceuticals Limited (Haryana, India), haddii ay suuqa yaalaan inaan lasii iibinkarin ama la qaybin Karin si bulshada badqabkeeda looga shaqeeyo.

Waxaa sidoo kale xirfadlayda caafimaadka, iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee la socota khataraha caafimaad ee ka dhashay daawooyinkaas, inay la sii wadaagaan bulshada inteeda kale.

Hubinta Badqabka caafimaad bulshada waa masuuliyad wadareed ee fadlan gaarsii halista daawooyinkaas ay caafimaadka u leeyihiin.

Medical Product Alert N°6/2022: Substandard (contaminated) paediatric medicines (who.int)
ministry of health.somalia

11/08/2022

lab value

18/06/2022

glascow coma scale

18/06/2022

Apgar score

18/06/2022
Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
00252